Cabdi Qaadir Aadan Jiraabey89Af_FXp 325amb 4, Tocc0 Nn 1ed23
| Maqaalkaan malahan xog caddayn ah.
Qoraalkaan hoose waxaa ka maqan tixraac xog caddayn ah ama reference. Fadlan ku caawi wikipediya sidii oo u noqon lahaa qoraal sax ah, ku soo dar xog caddayn ah meesha aa ka soo ogaatay. Qoraalada aan leheen xog caddeyn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan. |
Cabdi Qaadir Aadan Cabdi Jiraabey Waa Madaxweynaha Maamul Gobleedka Hiiraan & Midland oo ah maamul goboleed ku yaalo gobolka Hiiraan. Sidii ee dowladii dhexe ee u dhacday 1991, oo wax dowlad ah eysan ka danbeynin, ayaa waxey umada reer Hiiraan go aansadeen in ee u is taageen raadinta maamul lagu midaysan yahey oo bad baadiya umada reer Hiranland. Mammulkaan ayaa waxaa horyaala Badbaadinta dadka dagaalada iyo abaarahan ku wax yooloobey ee ku nool Hiiraan iyo iney qeeb ka qaato soo celinta Nabadii iyo qaranimadii Dalka uu lahaa iyo midii Hiranland. waxaa madaxa maamulkan loo dhaariyeey Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey